Oops! It appears that you have disabled your Javascript. In order for you to see this page as it is meant to appear, we ask that you please re-enable your Javascript!

Why choose us

  1. Are you learning Mathematics and Chemistry at your school, college or university but struggling to understand your textbook or the teacher?
  1. Are you a parent who has children and is having trouble helping your children with their school homework and requires additional help?
  1. Do you need a teacher that explains Mathematics and Chemistry in your own language ( Somali ) to you in a simple way that is easy to understand?
  1. Are you a teacher who would like to get supplemental material for your school, college or university?
  1. Are you preparing to apply a University or a College abroad or in country?

If so, then you have come to the right place. This website offers well explained lessons that fit into your busy schedule. You can watch one per day or as many as you like. You can pick and choose the topics that are causing you the most difficulty.

I would be honored if you would join by clicking “Enroll Now.”

See you inside!

Please keep in touch, let us know how we are doing and if there is anything extra we can provide to assist you.



1. Miyaad ka baraneysaa xisaab iyo kimistari iskuulkaaga, macadkaaga ama jaamacadaada, dhibaatase ma kaa heysataa sidaad u fahmi laheyd macalinkaaga, buugaaga ama aad ula qabsal haheyd fasalkaaga?

2. Ma tahay waalid caruur haysta, dhibaatana ay ka heysato sidii ilmihiisa uu uga caawin lahaa xisaabta iyo kimistariga iyo waliba homework-yada looga soo diro iskuulka una baahan wax ka caawiya?

3. Ma u baahan tahay macalin afkaaga hooyo (Somali) si fiican kuugu sharxa xisaabta iyo kimistariga, si aad si fudud ugu fahanto?

4. Ma tahay macalin xisaab ama kimitari ka dhiga iskuul, macad ama jaamacad, mase u baahan tahay wax kaa Kaaba ama kaa caawiya maadooyinkaaga?

5. Ma tahay ardey isu diyaarinaya in uu jaamacad ka galo dalka iyo dibadaba?

Hadaba hadey jawaataadu tahay HAA, waxaad timid website si fiican kaaga caawinaya baahidaada iyo casharo si fiican oo faahfaahsan loogu sharxay afkaaga hooyo kuna haboon jadwalkaaga.

Casharada waxaad daawan kartaa waqti kasta oo aad doonto iyo meel kasta oo aad joogto kuna haboon jadwalkaaga. waxaadna si toos ah uga dooran kartaa tusmada ( contents ) casharka halka aad hada mareyso iyo meel kasta oo aad is leedahay waa uu kugu adag yahay.

X