Oops! It appears that you have disabled your Javascript. In order for you to see this page as it is meant to appear, we ask that you please re-enable your Javascript!

FAQs

FAQs:

  1. What are the payment terms?

Membership can be purchased as a monthly subscription. You are billed on a monthly basis, and if you cancel you will not be billed again. You will receive a receipt after each payment.

  • What types of payments do you accept?
  1. You can pay by Somali banks like Dahabshiil Bank,

Salama  Bank or Dar Salaam Bank.

  • You can pay by mobile services like Electronic Voucher EVC-plus, Zaad, Sahal, E-Dahab,Wordremit.
  • If  you reside outside of Somlia you can pay by paypall
  • You can contact us to explain the easiest way that you can pay and purchase your order.

FAQs: ( Somali )

  1. Sideen Isu diwaan galin karaa?

Fadlan ku dhufo falaarta halka ay ku qoran tahay Enroll ee ka muuqata dhanka kore ee website-ka kadibna riix Register. Buuxi form-ka isdiiwaangelinta oo xaqiiji isdiiwangelintaada (Verify) adigoo furaya fariinta laguugu soo diray email-kaaga.

  • Is diiwaangalintu ma lacag baa?

Maya, wax lacag ah ma aha, waa free.

  • Sideen u bixin karaa lacagta?

Lacagta Course-da waxaad ku bixinkartaa:

1. Inaad ku shubto Akoon ka furan Bangiyada Soomaalida sida    Dahabshiil Bank, IslamicBank. 

2. Inaad ku dirto adeegyada Mobile-da Sida Electronic Voucher EVC-plus, Zaad, Sahal, E-Dahab,Wordremit.

3.Inaad ku bixiso PayPal account, MasterCard, Visa Card

4.Inaad nala soo xiriirto si aan kuugu sharaxno hakii aad ku  bixin laheyd.

  • Koorsooyinka khiimahoodu ma kala duwan yihiin?

Haa, Koorsooyinka khiimahoodu waa sadex nooc:

  1. Chemistry: 15$ / Bishii
  2. Mathematic Each Course: 10$ / Bishii

Marka aad is diiwaan galiso, dalbo koorsada aad rabto, kadibna iska bixi khiimaha koorsada. Waxaad Isticimaaleysaa  User- namekii  iyo Passwordkii aad sameysatay ka dib marka aanu xaqiijino inaanu khidmadaadii helnay  aaynu anaguna kuu furaynaa.

5.Ma la ii celin karaa lacagta kadib marka aan koorsada iibsado?

Maya, lama celinayo lacag la bixiyay.

6.Sidey u diyaarsan yihiin koorsooyinka?

Marka aad tagto koorsada aad rabto. Riix halka ay ku qoran tahay CURRICULUM, kadibna waxa aad riixdaa OVERVIEW, waxa aad arkeysaa CONTENTS.

CONTENTS-ka waa tusmadii koorsada waxaadna ka heleysaa dhamaan cashrada koorsadu ay ka kooban tahay, waxa ayna u diyaarsan yihiin hab NUMERICAL ORDER iyo ALPHABETICAL ORDER ah.

7. Sideen ku helayaa Casharada?

Dhamaan casharada ayagoo muuqaal ah oo duuban ayey halkaan ku jiran. Koorsoyinka oo dhana waa diyaar, marka aad is diwaan galiso ayaa lagu fasaxayaa.

X