Oops! It appears that you have disabled your Javascript. In order for you to see this page as it is meant to appear, we ask that you please re-enable your Javascript!

Fundamental Algebra

  • Instructor: Mahad Salad
  • Lectures: 98
  • Students: 26
  • Duration: 30 days

Algebra is one of the most important sections for any competitive exams and one of the foundations of Math.  At least 8-10 questions appear in exams. A good understanding of the basic concepts is essential for not just to get a higher grade in exams but for subjects such as Physics, Engineering and Economics. So if you desire to score a high percentile in quantitative aptitude, it is a must to have a good grasp over Algebra. This course covers all the fundamental concepts, basic principles and skills of Fundamental Algebra and is designed for anyone with little or no previous knowledge of the topic.

The course contains a series of 100 videos explained in Somali language that are broken up into various chapters. Each chapter builds upon the previous one. Using the Content you can pick and choose the topics that are causing you the most difficulty and find the videos easily in numerical order. This course of Fundamental Algebra there are also many standard example questions so you can practice what you have learned and a step by step solution procedure which will teach you strategies to tackle various types of problems.

Hopefully after watching this course any confusion or difficulties will be a thing of the past. At your fingertips you will have a wide range of tricks and strategies that will lower your stress levels and make your learning fun.So what are you waiting for? Start to register today and be the master of Fundamental Algebra. We would be honored if you would join by clicking “Enroll Now 100% Risk Free.”

See you inside!

Please keep in touch, let us know how we are doing and if there is anything extra we can provide to assist you with your learning of Fundamental Algebra.

 

 


Algebra waxa ay ka mid tahay cutubyada ugu muhiimsan xisaabta aasaaskeeda. Qiyaastii imtixaan kasta dhowr su’aal ayaa kaga jira. marka hadaad Algebrada aasaaskeeda si fiican u fahanto waxay kaa caawineysaa inaad sidoo kale si fiican u fahanto maadooyin badan oo kale sida Physics, Chemistry, Engineering and Economics.
Koorsadaan waxa aad ku baraneysaa sharciyada iyo xeerarka aasaasiga ah ee Algebrada, waxaana loogu tala galay qof kasta sida hadii aad dooneysid inaad sare u qaado buundooyinkaaga imtixaanada ama hadii aad dooneysid inaad si fiican u fahanto koorsooyinka kale ee xisaabta sida Trigonometry, Calculus, Geometry oo aadan Algebra la’aanteed u gudbi Karin.
Koorsadan waxa ay ka kooban tahay 100 video oo si fiican oo faahfaahsan loogu sharxay luqada af Soomaaliga, waxayna isugu xigxigaan hab wanaagsan oo midba midka kale ku xiran.
Adiga oo isticmaalaya Tusmada (Contents) waxaad si fudud uga dooran kartaa cutub kasta iyo video kasta oo aad u baahan tahay iyo waliba meeshaad is leedahay waa ay kugu adag tahay.
Koorsadan waxa kale oo aad ka heleysaa tusaalooyin badan oo si talaabo talaabo ah kuugu sharxaaya habka ugu fudud ee loo xaliyo su’aalaha kala duwan ee Algebrada.
Inshaa allaah kadib marka aad dhameysato koorsadan waxaa kaa hari doona fahan la’aantii iyo welwelkii aad ka qabtay Algebrada.
Hadaba maxaad sugeysaa? Is diiwaangeli hada. Noqona qof macalin ku ah maadada Algebrada.
Nala soo xiriir oo noo soo gudbi sida aad u aragto koorsadan iyo waliba wixii kale ee aan ku dari laheyn ama aan kaa caawin laheyn.
Mahadsanid.

There is no review for this course

Price

$5.00

Rating

Not enough ratings to display
X